Caqabad walba waxay leedahay waddo looga gud: Maqaalkan gaaban waxaan ugu hadli doonna haddu ilaahay ogolaado, kalmado ku saabsan nolosha iyo caqabada la kulanno inta ku jirno geeddi socodka nolosheena. Xalinta caqabadaha nolosha iyo sida aan ula tacaalno? Ugu horreyn aad baan ugu kala duwannahay sida qof walba ula tacaalo duruufihiisa marka ay la soo gudboonaadan xaalado adag ee nolosha, balse waxa kala duwan kartideena, qaar baa helikaraan hal fudud oo ku xalin karaan baahiyahooda halka kuwo kalena ay aad ugu adag tahay. "Xalka wuxu yimaadaa marka caqabad timaado" Qof walba oo inaga mid ah wuxuu la kulmaya maalin walba caqabad ha ahaato mid nafsiyan u haysato mise ha ahaato mid jismiyaan u haysato, tusaale marka aan la kulano caqabad waxa aan raadinaa xalka ugu fufud ee aan ku xalin karno caqabadda, taa agsigeeda marka aan barwaaqo helno waxaan sameynaa wax walba oo nafteena ku raaxaysato inagoon u fiirineyn waxa bannaan iyo waxa aan bannaanayn. footer des...
MAXAAN UGU GUULEYSANAYN XIRIIR KASTA OO JACEYL AAN SAMEEYO? Mowduuceena maanta aad bu u xiiso badan yahay, Waxaa soo badanaya marba marka ka dambeyso maadeeysyada ama si kale haddaan u dhigo jaceylka macmalka ah. Wixii ka dambeeyey 2017 ama 18kii, jaceylka wuxuu u muuqanaya mid niyad jab badan ay kala kulmaan dhalanyarada, qaarba ka quustay in xitaa ay ku aaminaan naftooda qof ama iska diidaan ba qof iga jeclaaday iyagoo guul darro badan ay kala kulmeen xiriiro badan ay horey u soo sameeyeen. Qofka aad noloshaada ku aaminayso waa qof dadka kale kaaga duwan, oo aadan jaclaan lahayn inaad ku aragto isaga ama iyada oo xumaan ku dhex jirta. Wax walba nidaam ama process baa loogu tala galay inay maraan ama ay ku socdaan, Allaah SWT marku doonay inuu adi ku abuuro, wuxuu awooday isla markaasba in uu ku abuuro balse ma doonin, wuxuu qadaray in hooyada iyo abahaa ay is guursadaan, oo ay isu tagaan, dhowr habeen biyo rixim ku jira aad ahaatid, dhowr habeen kale dhiig ahaatid, dhowr habeen cad h...
Comments
Post a Comment